About Us

 

Xidiga Cad waa majalad aqoon kororsi oo loo aas-aasay wacyigelinta iyo dhiirragelinta bulshada Soomaaliyeed sii loo horumariyo caafimaadkooda iyo noloshooda, waxaana wax ku qora Qoraayaal Soomaaliyeed oo aqoon duruqsan u leh arrimaha caafimaadka, naf kobcinta, iyo barbaarinta caruurta. Hadafka Xidiga Cad waa dhisida bulsho fayow oo caafimaad qabta. Bahda Xidiga Cad waxay aamin yihiin in caafimaadku yahay aas-aaska nolosha. Bahda Xidiga Cad waxaa ka go’an inay bulshadooda usoo gudbiyaan maqaallo cilmiyaysan oo si heer sare ah loo diyaariyay waxtarna u leh oo ka haqabtiraya aqoontooda caafimaadka iyo nolosha guud.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.